Waa Maxay CPU (Central Processing Unit)?

Waa Maxay CPU Central processing unit? CPU waa maskaxda kumbiyuutarka. Waana halka ay ka bilaabato hawlkasta oo uu sameyneyso.Markaad furto app, game, ama barnaamijyo, kale hawshaas oo dhan waxaa fuliya CPUga CPU Waxaa sidoo kale loo aqoon ogyahay Processor ama…